fbpx

Cart

somitpro waa shabakad laga barto cilmiga computer ka waxeyna diirada sarta sidey ardayda somaliyed uheli lahayeen tayo waxbarasho heer saraysa dhanka computerka.

BARO XIRFAD

Save Your Time, Save Your Money, And Get High Education.

Popular Courses

Garaphic Design

Complete Adobe Photoshop

Complete adobe photoshop waa kooris dhameystiran kaso aad ku baran dontid gabi ahaan adobe photoshop qaabka u shaqeyso waxana loogu talagay koriskan ardayda kucusub photoshop iyo kuwa donayo xirfadoda sare u qadan koriskan waxad ku baran donta

Add to cart

Video Editing

Sony Vegas Pro 18

Qeybtan waxaad kugu bari doona qaabka logu hagajiyo muuqalada sony vegas
Video Editing

Adobe Premiere Pro

Qeybtan waxan kugu bari dona qeybaha asasiga u ah adobe premiere pro sida kushubada computerka abuurida mashruuc cusub barashada qalabadka adobe premier pro ku shaqeyso intas iyo inkabadan ayaad ku baran dontaa.
Marxaladaha

ardayga

Is Diwangali

Si aad ula janqadid asaagada kuso biir shabakada somitpro xubina kanoqo maanta.

Xulo Xirfada

Dooro xirfada rabtid inaad baratid adigoo ka dooqanaya xirfadaha kujira shabakada.

Bixi Qidmada

Bixi qidmada kooriska ama xirfada ad rabtid inaad bartid si eey ugu furmaan cashirada.

Baro Xirfada

Baro xirfada juhdi iyo dadaalna la imaaw xogana saar sidi ad ugu mira dhalin laheyd.

Qaado Aqoonsigada

Qaado aqoonsi ama shahaado cadeynayo xirfada aad baratay kuna shaqo raadso.

Ku Shaqeyso Xirfadada

ku shaqeyso xirfada aad baratay maanta adigo jogo hoygada ama ku shaqo raadso.

Adeegyada An bixino

0 %
All graduates
0 +
Countries
0 +
Courses
0 +
Awesome students

Ma Doneysa

iibso labo koorso ama wixi ka badan oo hel qiima dhimis gareysa $5 fursadan waxa ka fa,ideysan kara qof walibo oo raba in u iibsado 2 koorso ama wixi kabadan.

What our students have to say

Graduated Student
This is the best website that I have taken the photoshop course and olso Teacher Hamari is very active Teacher for Graphic Design I say Dear Teacher Thanks For your Supporting and Guidunce ....
Abdirahman Farah Graduated Student
Graduated Student
Waxan ahay ardayad ka fa,ideysatay websitekan korsoyinka oo bixiyan khastan adobe potoshop aniga oo kahelay sida wanagsan ee cashirada u sharaxan yihiin ahna mid qof walibo uu fahmi karo mahdsnidin bahda somitpro.
Nuura Axmed Graduated Student
Graduated Student
Waxan aad ugu mahadcelinya dhaman somitpro macaliminteda waxan ka faidey waxyaabo an halkan laguso koobi karin ayna kaw ka tahay inay iga jaahil bixiyen adobe photoshop isticmaalideda runti aad ban idinku mahadcelinya dhamantin wxanad haysan shaqo wanagsan.
Fahad ahmed Graduated Student
Graduated Student
Runtii waxa xusid mudan in maanta dalkeena aan ka helayno website sida somit pro oo kale ah oo kaa haqab tiraya waxa casrigan la isticmaalo waliba dhinaca nashqadeynta isla qiimo aad u jaban, Runti waxan ku faanya inaan ku shaqeeyo xirfad aan muddo kooban ka hor ka bartay somit pro,
Abdishakour hersi Graduated Student
Graduated Student
Somitpro waa meel runtii aan ka helay barashada graphic design gaar ahaan aan ku amaani karo sida quruxda badan ee nidaamsan ee loo habeeyay muuqaalada, Somitpro waa kaabaha ruux walba oo hadaf leh. Mahadsanidiin
Abdiasis Osman Graduated Student
Graduated Student
Somitpro waa meesha aad kaga bixi karto dhammaan baahi walba aad u qbtid naqshadaynta. Runtii wax badan ayan ka faidey xirfado cusub ayan iga koradhay hda wax walba oo design la xiriro waan isaga kalsonahy kalsoonidaasna waxaan ka helay somitpro gaar ustaad Hamari
Ahmed Salah Graduated Student
Prev
Next