About Us
Nagu sabsan
somitpro waa shabakad online ah oo laga barto dhamaan cilmiga computerka
tasoo aan ugu tala galnay arday somaliyeed inee ku bartaan xirfad cusub
dhamaan cashirada waxey ku baxayaan luqadeena hooyo afka somaliga
himiledena waa inaa soo sarno arday tayoleh oo aqoon fiican u leh
xirfada ee soo barteen.
#Baro maanta xirfad cusub kuna shaqeyso
0
%
All graduates
0
+
Countries
0
+
Courses
0
+
Awesome students
Marxaladaha
ardayga
Is Diwangali
Si aad ula janqadid asaagada kuso biir shabakada somitpro xubina kanoqo maanta.
Xulo Xirfada
Dooro xirfada rabtid inaad baratid adigoo ka dooqanaya xirfadaha kujira shabakada.
Bixi Qidmada
Bixi qidmada kooriska ama xirfada ad rabtid inaad bartid si eey ugu furmaan cashirada.
Baro Xirfada
Baro xirfada juhdi iyo dadaalna la imaaw xogana saar sidi ad ugu mira dhalin laheyd.
Qaado Aqoonsigada
Qaado aqoonsi ama shahaado cadeynayo xirfada aad baratay kuna shaqo raadso.
Ku Shaqeyso Xirfadada
ku shaqeyso xirfada aad baratay maanta adigo jogo hoygada ama ku shaqo raadso.
How To Subscribe
Adeegyada An bixino
0/5
(0 Reviews)