Video Editing
Adobe Premiere Pro
Qeybtan waxan kugu bari dona qeybaha asasiga u ah adobe premiere pro sida kushubada computerka abuurida mashruuc cusub barashada qalabadka adobe premier pro ku shaqeyso intas iyo inkabadan ayaad ku baran dontaa.
Video Editing
Sony Vegas Pro 17
Qeybtan waxaad kugu bari doona qaabka logu hagajiyo muuqalada sony vegas
Garaphic Design
Complete Adobe Photoshop
Complete adobe photoshop waa kooris dhameystiran kaso aad ku baran dontid gabi
ahaan adobe photoshop qaabka u shaqeyso waxana loogu talagay koriskan ardayda
kucusub photoshop iyo kuwa donayo xirfadoda sare u qadan koriskan waxad ku baran
donta