Current Status
Not Enrolled
Price
15
Get Started
This course is currently closed

Qeybtan waxan kugu bari dona qeybaha asasiga u ah adobe premiere pro sida kushubada computerka abuurida mashruuc cusub barashada qalabadka adobe premier pro ku shaqeyso intas iyo inkabadan ayaad ku baran dontaa.

Maxaad Ku Baraneysa ?

Heerka Hoose 99%

Shurudaha

  • inaad heysatid qad ama internet shaqeynayo
  • inaad heysatid ama ad heleysid laptop si cashirada aad ugu baratikeysid [practice]
  • Inee wax kaga bilabanyihin adegsiga computer ka.
  • inad cashirada ku dhameysid waqtigi logu talagalay.
  • Muhiim maha inaad taqanid ama ee wax kaga bilabanyihin barnamijka

Ya logu talagay

  • koriska waxa logu talagay qof walibo jecel ama danenayo ino barto adobe photoshop
  • Qod bilaaw ah ama ku cusub adeegsiga barnamijka
  • Qof yaqaano barnamijka balse donayo ino saro u qaado xirfadiisa

Maxa la socda

0/5 (0 Reviews)

Reviews

There are no reviews yet. Be the first to review.