Course Content
Reviews
Waxaan websiteka Somit pro ka qaatay labo course oo kala ah photoshop cc2019 iyo Sony Vegas pro oo aan maanta aan dhihi karo labadaba waxa ay kamid Noqdeen xirfadaha maanta an ku shaqo tagi karo runtii Waxaan halkan mahad celin ballaaran uga dirayaa ustad Hassan oo runtii aan dhihi karo 100% waa ruux aqoonta uu leeyahay gudbin kara kana dhaadhicin kara ardayga, insha Allah bahda Somitpro iyo ustad Hassan waxa aan idin leeyahay waxaa tihiin role model ee horay usocda.
Mahadsanidiin
Somitpro waa web aad iyo aad ii qanciyay runtii waxan ka ga faa’idaystay xirfad a qooneed taasi oo iigu horseetay in aan waaya arag kunoqdo dhan footo-shobka.
Waxaan kalkaan mahad celin bacda ALLAHI Uga dirayaa ustaad hamari oo sifiincan u naqshdeeyey fahanka cilmigan.
Asc dhamaan ardayda iyo macalinkaba Magaceygu waa Cabdulahi Maxamuud Maxamed
waxaan courses badan ka qaatay shabakada somitpro.com
Waxana ka mid ah
Adoobe Photoshop cc
Adoobe premier pro cc
Iyo Sony vegas 17
Dhamaantod aad iyo aad ayaan u fahmay waliba waxaan aad iyo aad aan u xiiseeyaa isticmalida
Adoobe premier pro cc mahad-sanidiin dhamaantiin
marka hore waxaa mahad iskaleh allah sumxaanahu watacala oo iku dhameystiray coursekan sinabad ah waxan sidookale umahad celinaa bahda wax barashada
ee somitpro run ahaantiin waameesha aan oo kabaxay maahidii aaan uqabay barashada adobe photoshop
waxaan kubogaadinaa bahda somitpro iyoh teacher hamari sida aay noo garab istaageen unajecelyihiin arday somaliyeed oo aqoon leh thanks all somitpro
Somitpro waa web aan ka bartay complete adobe Photoshop kaas oo aad ugu faa’iidey.
cilmiga aan ka bartay somitpro waxaan oo dhihi karaa waa cilmi aad ugu muhimsan.
waxaan u mahadcelinayaa macalin hassan oo juhdi badan galiyey sidii uu nooga haqab tiri lahaa baahiyadda dhanka photoshopka.
alle ayaan uga baryayaa inuu ajar iyo xasanaad dheeri ah ka siiyo casharadii qurxoonaa ee una baray
Somitpro waa shabakad laga barto cilmiga computer ka
Aniga hada waxaan ka bartaa photoshop
Ma eheen qof ku shaqayn karo
Balse hada waxaan ahay qof isticmaali karo dhamaan tools ka photoshop waxaan rajaynaa inaan course kale ka barto shabakada isha allah
Waxaana u mahadcelinaa ustaad hamari
Waxaana leeyahay waa mahadsantahay