fbpx

Cart

somitpro waa shabakad laga barto cilmiga computer ka waxeyna diirada sarta sidey ardayda somaliyed uheli lahayeen tayo waxbarasho heer saraysa dhanka computerka.

FAQs

All you need to know

Frequently Asked Questions

Dhamaan koorsoyinka kujira shabakada waxee ku baxayaan qaab online ah misna ardayga uu ku baranaya, cashirduna waa muuqalo duuban waxeyna sharaxan yihiin dhamantood afkeyna hooyo ee somaliga.

Hadaan nahay bahda somitpro waxaan diirada sarna dhanka computer-ka majiran xirfado ka baxsan barasha computer-ka oo an ardayda barno 

Kooris walbo waxa kujiro cashiro dhowr xalqadod ka kooban dhaman cashiradana waxey ku diyaar sanyihiin website gudahiisa ardayga halkas ayoo ku baranaya misne oo kala degi kara cashirada.

Maya cashirada laguma so diri whatsapp ama gmail ama telegram waayo cashiradu waa tixane waa isku xiran yihiin ardaygana waxa laga raba bilaw ilaa dhamad inoo qaato.

Muhiim mahan inaad heysatid barnamijka ama ee wax kaga bilabanyihin barnamijka aad baraneysid, anaga ku sineyno sideo kalana ku bari dona qaabka u so degsan laheyd misna ad ugu shuban laheyd computer-ka, sido kalanah hadeysan waxba kaga bilowneyn barnamijkad baraneysid waa caadi wayo anaga bilaaw ilaa dhamad ku baraneyno.

Lacagta kooriska ardeyga uu ku baranayo waa mid hal mar ardayga oo bixinayo majiran lacag bille ah oo ardayga bixinayo.

Maya majiraan wax dib aad u iibsaneysid markale, mar hadii aad xubin aad kanoqitid kooriska kama dhaceyso way ku shaqeynaysa mar walibo. 

Haa waad baran karta majiro wax ku didayo inaad baratid muhiimadu waa inad computer haysatid, koriska aad baraneysidna bilaaw ayee kabilabaneysa ilaa dhamaad.

Haa wey jiraan cashiro free ah oo ardayga qadan karo kooriska oo kujirto shabakada waxey ledahay cashiro bilaash ah ardayga qadan karo.

Maya qasab maaha lkn waa muhiim, cashirada waad ka qadan kartaa computer iyo mobile labadaba lakin computer waa muhiim wayo waxa loo bahan yahay meel aad cashirada ku baratigeysid [Practice].

Shahadada waa labo nuuc mid ardayga uu ku qadanayo qaab online ah  oo website dhexdisa kala dagaayo iyo mid caadi ah oo daabacan tiimbaraheyda iyo saxixeyda u dhameys tiran yiihin waxna an ka dhimneyn.

Haa shahadada mida daabacan ardayga waxo bixinaya $15 lakin mida online oo ku qadanayo waa free ama bilaash.

0/5 (0 Reviews)