sony vegas waxee ku jirtaa barnaamijyada ugu caalamisan ee lagu hagajiyo muuqalada qeybana waxa kugu bari doona qeybaha asaasiga ah ee barnaamijka sony vegas waxaadna ku baran doonta qaabka loogu shubo barnamijka sony vegas computerka iyo qaabka mashruuc cusub loo abuuro iyo qaabka muuqalada loogu jarjaro barnamijkan, intas iyo inka badan ayad ku baran dontaa qeybtan, sidoo kale waxaan idin siin doona barnamijka sony vegas 17 pro oo ah version ki ugu dambeeyay ee soo sartay shirkada sony. qeybtan waxan ugu talagalnay dadka daneynayo inee bartaan hagajinta muuqalada.
Reviews
There are no reviews yet.